“Dadka Somaliland Eeganayaa Ee Lagu Laayay Ee Todoba Kun Ee Qof Lagaga Laayay Waa Reerka Garxajis Layidha Axadka Somalia Soo Hadal Qaada Anagaa Eeganayna ” Mujaahid Jidhif
December 26, 2016 - Written by Admin

Hargeisa(Gaaroodinews) Mujaahid Jidhif Oo Kamida Mujaahidiinta Qarankan Somaliland Usoo Halgamaya Kana Mid Ah Saraakiisha Xisbiga Waddani  Ayaa Maanta Eedo Culus Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye 

Mujaahid Jidhif Waxa Uu Cadeeyay In Beesha Garxajis Ay Tahay Beesha Ugu Badan Ee Ay Mujaahidiin Kaga Dhimatay Xoraynta Qaranka Somaliland Xiligii Halganka Beeshiisana Aanay Cidina Uga Lexelo Jeclo Badnayn 

Mujaahid Mahamed Ismaaciil Daahir (Jidhif) Waxaa Uu Hadal Meel Wayay Ku Tilmaamay Hadalkii Kasoo Yeedhay Muuse Biixi Ee Ahaa Inay Maxkamd Latiigsanayaan Gudoomiye Cirro Waxaanu Sheegay Hadii Ay Cidi Danbile Tahay In Isagu Danbiile Yahay 

Hoos Kadaawo Hadalka Mujaahidka Oo Dhamaystiran 

https://www.youtube.com/watch?v=3P6mB49AxA8

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.net

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS