“Muuse Maanta Ninkii Arintaa Ka hadli Lahaa Maaha Waa Ninka Maahmaahaha Kula Baxay Ee Yidhi Anoo Wax Dili Kara Duco Qaadan Maayo”Mujaahid Ooto Biixi
December 26, 2016 - Written by Admin

Hargeisa(Gaaroodinews) Mujaahidka Caanka Ah Ee Ooto Biixi Caalin Ayaa Maanta Khadlay Shir Jaraaid Oo Ay Qabteen Mujaahidiinta Dalku Waxa Uu Cadeeyay Itaalka Muuse Biixi Iyo Inaanay Cidina Kala Socon Mujahidiinta Dalkan Usoo Halgamay

Mujaahid Ooto Biixi Waxa Uu Sheegay Beeshiisu Inanay Wax Hiil Ah Ama Taageera Ah Uhayn Muuse Biixi Iyo Beeshiisaba 

Mujaahid Ooto Biixi Waxa Uu Uga Digay Muuse Biixi Inaanu Faraha Lagalin Beesha Garxajis Hadii Uu Faraha Lagalana Aanu Mahadin Doonin 

Mujaahid Waxa Uusoo Qaatay Hadalkii Uu Muuse Biixi Kuyidhi Beesha Koonfurta Degta Ee Ahaa Anoo Wax Dili Kara Duco Qaadan Maayo

Dhanka Kalena Waxa Uu Carabka Ku Adkeeyay Federaal Inaanay Cidina Uga Dhawayn Muuse Biixi 

Hoos Kadaawo Mujaahid Ooto Biixi Oo Kabaha Ladulmaray Muuse Biixi

https://www.youtube.com/watch?v=IS876uWyZWU&feature=youtu.be

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.net

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS