Daawo Yaabka Gabadh Soomaaliyeed oo soo islaamisay ayeeyo reer galbeed ah
December 31, 2016 - Written by Admin

Baraha bulshada ayaa waxaa ku faafay muuqaalka gabadh Soomaaliyeed oo soo islaamineyso haweeney waayeel ah oo diinta masiixiga ku waayeelowday.]

Gabadhaan Soomaaliyeed ayaa Ashahaadka u qabatay ayeeyadan, oo socod dhib ku ah, iyadoo gabadhan oo magaceeda la helin ku dhex islaamisay gurigeeda oo ay ugu tagtay.

https://youtu.be/GsURtbxPObE

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS