DAAWO-MAXAMUUD XAASHI CABDI OO HAL BACAAD LAGU LISAY KASOO QAADAY HANJABAAD KASOO YEEDHAY SALAADIINTA BEELAHA SUBEER AWAL”NINKA LEH WAXBAAN SAMAYNAYAA ISKA HADLOOW INA IGARRE”
February 8, 2017 - Written by Admin

Hargeysa(gaaroodinews):-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi cabdi Ayaa u Quus Gooyay Kooxo Hanjabaado Suuqa Ka Diray Kuwaasi oo sheegay Inay Dagaal kaga Hortagi Doonaan Hadii Saldhiga Imaaraadka Laga Yagleelo Magaalo xeebeeda Berbera Isagoo Hanjabaadooda kasoo Qaaday Hal Bacaad Lagu Lisay oo Kale waxaana uu Yidhi “Raga Suuqa Ka Hanjabaya Waxaan Leeyahay Iska Hadloow Ina Igarre,Hawsha Saldhiga Anagaa Dawlada iyo Shacabkaba Ceelalyo uga Ah Dadka Suuqa Joogana Wax Laga Waydiinayaana Ma Jirto,Sharcigeedana Waanu Marinaynaa Sidii Aanu Mashruucii Dekeda ee DP World U Marinay,Golaha Wakiilada ayaanuna Horgayn Doonaa “

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS