HOODO SWEDEN | HEES CUSUB | MUHASHO 2017 HD |
August 6, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeisa(Gaaroodinews) Daawo Heesta Muhasho Oo Kamid Ah Heesaha Ay Qaado Fanaanada Da”da Yar Ee Hoodo Saleebaan Aadan (Swedan) Erayada Heestan Waxay Maskaxdiisa Kasoo Maaxatay Abwaan Mustafe Maxamed Jaamac (Shibir) Musicga Waxaa Saaray Musickistaha Dada Yar Ee Najax Ahmed Badal (Khan)

Waa Hambalyadii Kooxda Barbaarta Fanka

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS