Halkan ka dhagayso, Wararki Ugu Danbeeyey ee Dagaalki Ka Dhacay Gobolka Bay
August 10, 2017 - Written by Samaxareed samaxareed

Wararki Ugu Danbeeyey ee Dagaalki Ka Dhacay Gobolka Bay


Mukhtar Robow

Mukhtar Robow

Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintay dagaallo qaraar oo shalay ka dhacay Gobolka Bay kuwaasi oo dhexmaray maleeshiyada Al-Shabab iyo kuwo kale oo daacad ah Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa ururkaasi.

Ku Simaha Madaxweynaha Koonfgur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa dagaalkan uga warramay Haaruun Macruuf

 

 

 

Gaaroodinews.com

Hargeysa / Office

gaaroodinewsnet@gmail.com

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS