Dilalka Inamada Soomaalida ee qurbaha / Murdered Somali youth Survey
September 2, 2017 - Written by Admin
Assalamu Calykum Warxamtullahi Wabarakatuhu

Marka hore aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa. Magacaygu waa Sh.Siciiid Cali Axmed.Waxa aan ku noolahay magaalada Ottawa ee wadanka Kanada. Waxa aan qayb ka ahayn walaalaha isku txaluujinaya horumarka dadaka Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Waxa aan mudadan danbe daraaso ku wadnay inadmada Soomaaliyeed  ee qurbaha lagu dilo. Fadalan hadaad nagu caawin karto in aad bogiina ku soo dhajisaan xog ururintan aad iyo aad ayaan idiinka mahad celinaynaa. Wixii ka soo baxa in shaa Allah umada waan la wadaago doonaa. Waa  kan xog ururintaasi  Fadlan soo dhajiya.

“Waxaa mudooyinkan danbe ku soo badanaya qurbaha inamda Soomaaliyeed ee la dilo ama iyaguba is dila. Waxa aanu sahan cilmiyeedkan ku eegaynaa(survey) aragtida waalidka iyo hogaamiyaasha Soomalida qurbaha ee mushkiladan. Fadlan hadaad degan tahay qurbaha waxna aad ku biirin karto xalka arinkan buuxi sahan cilmiyeedkan (survey). Aad baad u mahadan tahay Ilaahayna ajar badan ha kaa siiyo /  Recently in the news there are many young Somali men killed by gun violence. We are trying to know the reasons behind this problem and also we are soliciting  from the community some of the suggestions and solutions that can address this problem.”

Mahadsanidin

Said Ali Ahmed
Ottawa

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS