” Sheekadii Waraabaha Iyo Nimanka Mirqaansan ” Qalinkii Khadar Askar
September 2, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Sheeko Cajiib Ah

Isha Mari Qoralkan ”
Sheeko La Yab Badan ”
Ha Qoslin ”

Malin Dhawayd Ayan La Kulmay
Nin saxiib Nahay ” oo In badan
Ano Kala Maqnayn ” Dhawr Ayamod Ayan Meel Ku Kulanay
Ayan Ayamaha Ka Mid Ah
Waxa Na Dheex Martay sheekadan”

Khaddarow waliga warabe.e
Aqal ma Kugu so Galay ”
Ayu ii Yidhi
Waxan Ku Idhi oo Maxa warabe.e
Isku Kaya Keenaya ”
Sawka An La Aragba meelaha Ayunbo ka ciiyaye ”

Sheekadi Ayu ii bilabay kuye
Aqal Kuyaal xafaada Lo Yaqan Kiliilka ” Ee Waqoyi Bari Kaga Taal
Hargaysa Ayan seexan Jiray Bari
Dhawayd ” Aqalkuna Jingad Ayu Aha
Meeshasna waxa Ka Buuxa warabayal ” Suqa waxan Ka Bixi jiray
Kulkan Qaadka An dhamaysto
Waxano Wada seexan Jiirnay koox
Qaadka iibisa” HAYE

Wata In badan Lo socdo waliba
Halka waxa Ka Buuxa dhalin yaro
& tuug Mobiilada Dadka Ka Qada

Haye” Aniga & Laba Nin Ayano
Suqa Kaga bixi Jirnay ”
Sacadaha Danbe Aqalkuna ciid kumay Jiirin waano sii qofoli jiirnay”

Habeenki Danbe Aniga & saxiibaday
Oo Miirqansan Ayano Aqalki Galnay

Aqalku waa Bila Laydh ‘ waxa Hadalkayagi so Racday: Rii
Sababto Ah wad Aragtay riyaha
Magalada Hargaysa ” Qar Ayad Arkaysa Dadki Dhaqday Ee magalada ku beeray Hadana Meelaha Aydo
Ku cunto Habeenki Qaar Aya Nasiib
Badan oo Dadka Meelaha Maraya Ayay daba Yaacan”

sababta Aya No keentay Riida oo
Miciin Ayay Naso Baday markay
Maqashay Hadalkayaga
Waxay Fadhisatay Albabka Jingada
Albabku wuu Balaqna Furna
Dhulka Aya Kulayl Ah
Sidas Ayan Albabka Dhagax ugu tiriyay” waxa Eeganaya Bahal warabe.e Ah oo Riida Doonaya In u cuno ” casho Suqar Ah Ayu Ka Dhignaya hhhhh Anagona Miirqaan Ayano Hawada Marayna ” budhadh
Waa wayn Ayano sidana wayo
Habeenki sacadaha Danbe
Ayano ku gurayna oo Tugta Ayano iskaga Diifacna .Dee meesho Amni mahe.e riidi Ayu so Gaday
Qabo Ayu is yidhi Way booday
Aqalka Ayay Daf so tidhi warabahi
Aya Kaso Dabo Galay ” Albabki
Aya Dhagaxi ka hos Baxay warabahi
Waxa ku Xidhmay isago Aqalka ku
Jiira Albabka kkkkkk
Oo siided Yeeshay ?

Waxan So Galay wano Fahmi
Waynay wax Ilays Ah waxan
Hayna oo Kaliya leetar ) BOLOKEED
Ano siigarka ka shiidanaynay
Tiina wabay Naga xumatay oo ma baxayso . Budhadhki Aya Dag deg
Lo wada Qatay Car Aya ka Dhacay
Mid aya yara Dhaqaqay oo Budhkisi
Ku dhoftay waraabihi
Riidina Sariir yar ayay hoos Gashay
Warabahi wuu isla Kacay Kulba dhinac Qababaxdi Jaarki Aya Yaban & qaylada Naga Baxaysa sababto
Ah ma Garan Karno waxa Meeshan
Nogu so Galay mala waa liibaaxi
la sheegi Jiiray Ee Inanta Cunay
Diifac Aya La wada Galay bookoradaha Aya is Dhafay xata
Waano is wada Dakharnay Qaylada
Iyo War iga Da.a Aya Badatay
Jaarku waxa U modaya in Ano
Sakhraanay way Yaban Yihin

Sababto Ah warabaho meel istagi mayo
kulba meel Ayu isku Qaday
Jingada waxan is laha wabay duumi
Jaba waa ka danbeya ”
Albaabka ciid ku dhacda oo furta la
Wayay waxa yimi nin Jaarka Aha
Oo Naga seexan kari wayay ila waku dhawadki dagaal An jogsi lahayn
Aya socda : baskolad Ayu so Qatay

Albabka Ayu furay oo so riixay
Ilay hosta kama xidhne.e
Warabahi oo isna Ano dhawac midhan gadhsinay Aya ilayski
Diibada Arkay Gartayna in Allbabk
U furmay waxa u sameeyay ninki Ayu ka Hor yimi kuna dhaftay
Madaxa beerka Ayu kala heelay
Wayo albabka Ayu tagna
Ninki aya ku dhagay Naxdinti oo Qabsaday wuu Jiitay tiin Qodxaha badan Oo Halkan Ku Yalay Aya dhakada layskala maray
Ninki oo waxba ku Nolayn oo gur Guuranaya Dhawac halis Ahna qaba
Aya Aqalkisa ku Noqday
Gabadhisi oo Marki Horana Lahayd
War Haw galin way sakhrameene
Aya Aragtay ninkeedi oo basti ah
Ninki ma Hadli Karo

Waxa Dhacay miyad Garanaysa
Khaddarow? Maya :

Waxay la hadashay booliska
Waxayna ku tidhi Ninkaygi
Waa la diilay babuur ciidan Aya
Dabada Naga kaxeeyay

Maxad ku diisheen ninka
Marka Nala waydiyay
waxano ugu jawabna warabe.e
Aya jidhay oo Aqalka Nogu so galay

Ciid Naga Yeesha waa La wayay
Dhiig Badan Aya Naga socda
Oo bakooradahi Ayano isku wada Dhofanay Baqasho Awgi
Duhurki waxa Nafiisay Ninki
Kana sheekeyay waxii meesha ka
Heelay isago gadhi lagu so Qaday
Oo qoslaya Ayu saldhiga Nogu yimi

 

Ka sheekeya Mirqaanka ragasi
Iskula dhaceen

Khaddar441@gmail.com

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS