Diirada Gaaroodi: Cod Sir Ah Oo Aanu Ka Helnay Kulan Dood Iyo Garnaqsi Aan Waxba La Iskula Hadhin Wasiir Obsiiye & Beeshiisa Reer Nuur
September 9, 2017 - Written by Admin

Hargeysa(GRN):- Barnaamijka Diirada Gaaroodi maanta waxaanu idinla wadaageynaa cod sir ah oo shabakada Gaaroodinews ay gacanta ku dhigtay..

Kulan balaadhan oo khadka talefoonka ahaa ayaa maalintii labaad ee ciida dhex maray madax iyo aqoon-yahanka beesha  Reer Nuur ee degta gobolka Awdal ee dhaqan daafaha dunida.

Kulankan oo ahaa mid aad xasaasi ahaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay rag badan oo siyaasad aad ugu kala aragti fog.

Waxaa dooda ka qeyb galay wasiirka shaqadda iyo Arimaha Bulshadda Somaliland Mud.Maxamed Cabdillahi Obsiiye.

 

Hadaba Kulankan oo ahaa mid dheer isla markaana aad u xiisa badan waxaanu idiin balan qaadeynaa inaanu dhawaan qeybtii 2aad aanu baahin doono…

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS