Waxaan Codadka Ugu Badan Ka Heli Doona Gobalada Awdal Iyo Gabilay , Martina Kuma Ahi ..” Musharax Ciro Oo Si Kulul U Hadley + Muuqaal
September 11, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeysa (Gaaroodinews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro

ayaa waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu maanta u jeediyey kumanaan qof oo reer Salaxlay ah

Musharaxa ayaa waxaa uu si adag uga Hadley safarkii dhawaan Gudoomiyaha xisbiga kulmiye iyo waftigii uu hogaaminaayey ay ku tageen gobalada Galbeedka Somaliland .

Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in uu rajo weyn ka qabo in uu codadka ugu badan ka heli doono gobalada Awdal Iyo Gabilay , isla markaana waxaa uu gaashanka ku dhuftey hadal uu sheegay in uu ka soo baxay Muj Muuse biixi oo sheegayey in xisbiyada kale Marti ku yahiin gobalada Galbeed

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS