Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxman Max’ed C/laahi Ciro Isagoo Ku hadlaaya Magacisa Iyo Ka Shacabka Somaliland Wuxuu Tacsi U Dirayaa Ilma Daahir Bootaan Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Dalal
September 12, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Isla Markaana ah Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga  C/raxman Max’ed C/laahi Ciro Isagoo Ku hadlaaya Magacisa Iyo Ka Shacabka Somaliland Wuxuu Ka Tacsiyadaynayaa Geeridii Naxdinta Leh Ee Ku Timid Ilama Daahir Bootan Hooyadoo Marxuumad Faadumo Dalal

Gudoomiyuhu waxa uu marxuumada ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS