Haween Ay Abaartu Soo Barakicisay Oo Isku Soo Bax Ka Sameeyey Magaalada Hargeysa Kana Hadlay Sababta Ay Iskugu Soo Baxeen
September 12, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN)  Haween kamid ah dadkii abaartu saamaysay ee soo barakacay oo danyar ah ayaa maanta isku soo bax ka sameeyey magaalada Hargeysa,iyaga oo si adag haweenkani uga hadlay xaaladooda nololeed oo ay sheegeen inay adag tahay.

Waxaana ay si adag uga hadleen xaaladooda nololeed,iyaga oo baaq u direy xukuumadda Somaliland.

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS