Maayarkii Hore Ee Magaalada Berbera Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iska Casilay Xisbiga KULMIYE Kuna Biiray Xisbiga WADDANI
September 12, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Xildhibaan Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere) oo kamid ah golaha deegaanka Berbera horena u ahaa maayarkii magaalada Berbera ayaa maanta shaaca ka qaadday inuu iskaga huleelay xisbiga KULMIYE kuna biiray xisbiga WADDANI.

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS