SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SUBEER AWAL AYAA KASOO DHEX MUUQDAY MADAL LAGU SOO BANDHIGAYEY BARNAAMIJKA XISBIGA KULMIYE + (MUUQAAL).
September 12, 2017 - Written by Samaxareed samaxareed

HARGEYSA:(GAAROODI-NET) suldaanka guud ee beelaha subayr awal ayaa maanta kasoo dhex muuqday barnaamij siyaasadeedka xisbiga kulmiye oo maanta lagu soo ban dhigay magaalada hargeysa.
hadaba suldaanka iyo gudoomiye muuse ayaa dhawaan waxa soo kala dhex gashay arimo siyaasdeed ka dib markii suldaanka uu taageero u muujiyey jamaal cali xuseen oo ahaa murashixii madaxweyne ee xisbiga ucid ee.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS