Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedaymo Ay Ciidanka Usoo Jeediyeen Xisbiga WADDANI
September 12, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Wasiiru dawlaha wasaaradda gaashaandhiga Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo ay dhawaan masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsani ay usoo jeediyeen ciidamada Qaranka oo ay sheegeen inay u xaglinayaan dhinaca xisbiga KULMIYE.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS