Waxa Magaalada Hargeysa Laga Dareemayaa Soo Dhaweynta Aqoonyahan Liibaan Maxamuud Xuseen.
September 12, 2017 - Written by Samaxareed samaxareed

London:-(Gaaroodi-Net) Waxa Magaalada Hargeysa Laga Dareemayaa Soo Dhaweynta Aqoonyahan/Siyaasi Liibaan Maxamuud Xuseen oo Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Wadanka Uk.
Liibaan Ayaa AH Dhalinyarada Reer Hargeysa Waxaanu Saocdaalkiisu La Xidhiidha Doorashada Kusoo Fooda Leh Somaliland Waxaanu Usoo Tafa Xaytay Sidii uu Uga Dhex Muuqan Lahaa oo uu Codad Badan Uga Keeni Lahaa Deegaankiisa Xisbiga Wadani.

Aqoonyahan Liibaan Ayaa Wuxuu Magaalada Hargeysa Kusoo Fool Leeyahay Maalinta Khamiista Waxaan Laga Dareemaya Soo Dhaweyntiisa Magaalada Hargeysa Waa Nin Dhalinyaro Ah oo Ay Isku Xidhan Yihiin Dhamaanba Dhalinyarada Somaliland Waana Nin Inta Badan Wadani Waxban Uga Qabtay London iyo Waliba Guud Ahaan
Wadanka Ingiriiska
.

Liibaan Ayaa Sheegay Inuu Halgan Badan u Gali Doono Sidii Xisbiga Wadani ugu Guulaysan Lahaa Talada Dalka ugu Saraysa Waxaanu Sheegay Inuu Dhankiisa Hiil iyo Hooba La Garab Taagan Yahay Xisbiga Wadani uu Sheegay Inuu Gudoomiye Ka yahay Nin Somaliland Ay Ku Kalsoon Tahay oo Dulamaasi Ah oo Somaliland Citiraafkeeda U Keeni Doona Wakhti Yar Hadii U Ku Guulasyto.

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS