Xassaasi:Calanka Xisbiga Wadani Oo Laga Dul Taagay Taaladii Cabdiraxman Tuur Ee Burco..Gud.Ramaax Oo Si Adag Uga Hadlay+Muuqaal
September 12, 2017 - Written by Admin

Hargeysa(GRN):-Gudoomiyaha gobolka Togdheer Mudane Ramaax ayaa si adag uga hadlay calan la sheegay in laga dul taagay taalada caanka ah ee madaxweynihii hore ee Somaliland Cabdiraxman Axmed Cali(Tuur) AHN.

Taaladan oo ku taala goolad magaalada badhtankeeda ah ayaa dhalisay guux badan ka dib markii la arkay in calan xisbi la sudhay..

 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS