DAAWO:- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqey in Dalku Galay Xaalad Doorasho+ Fariinta uu u Direy Xisbiyada iyo Shacabka Somaliland
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeysa(Gaaroodinews):-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md.Cabdiqaadir IImaan, ayaa ku dhawaaqey in laga bilaabo maanta uu dalku ku jiro xaalad Doorasho isla mar ahaantaana uu ugu baaqayo Xisbiyada iyo shacabka Somaliland siddii looggu diyaar garoobi lahaa ka qeyb-galka Doorashadaasi.
DAAWO, Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo arrimahaas ka hadlaaya,

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS