DAAWO:- Murashax Cirro oo Guul Ku Tilmaamay Dhammeystirkii Qaadashada Kaadhka Diiwaan-gelinta Doorashada Somaliland
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha
Hargeysa(Gaaroodinews):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta khudbad ka jeediyey xafladdii xidhitaanka looggu sameynaayey Qaadashadii Kaadhka Diiwaan-gelinta oo uu sheegay in ay ka xisbi ahaan aad ugu faraxan yihiin in Somaliland ay u soo hoyatay guul aad u weyn.
DAAWO, Murashax Cirro oo arrimahaas ka hadlaaya,

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS