DAAWO:- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadashay Goob-joogeyaal Caalami ah oo Ka Qeyb-galaaya Doorashada Madaxtooyada Somaliland
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha
Hargeysa(Gaaroodinews):-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaadey in ay Somaliland imanayaan Goob-joogeyaal caalami ah oo ka qeyb-gali doona Doorashada la filaayo in ay dalka ka dhacdo.
DAAWO, Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda oo arrimahaas ka hadlaaya,

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS