Daawo:- Xildhibaan Khadar Ibraahim (Qayla-Wayne) Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudida Cusub Ee Horumarinta Beesha Gaashaanbuur + Sawiro
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeisa(Gaaroodinews) Munaasibad Hadhimo Sharafeeda Oo Lagusoo Dhawaynaayay Gudida Horumarinta Beesha Gaashanbuur Oo Kamid Ah Beelaha Daauud Ismaaciil (Ciidagale) Ayaa Lagu Qabtay Maanta Magaalada Hargeisa

Munaasibad Oo Ahayd Mid Bilan Isla Markaana Ay Kasoo Qaybgaleen Dhamaan Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Gaashaanbuur Ayaa Waxaa Soo Qabanqaabiyay Xildhibaan Khadar Ibraahim Qayla Wayne Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Munaasibadan Oo Ayka Hadleen Xildhibaanada Aqoonyahanka Iyo Cuqaasha Beesha Gaashaanbuur Ayaa  La isku Waydaarsaday Erayo Dardaaran Iyo Soo Dhawayn Ah Oo Loo Soo Jeediyay Gudida Horumarinta Beeshaas Ee Cusub

Gudidan Oo ka kooban 11 Xubnood Ayaa Waxaa Lagu Badalay Dhawaan Gudidii Hore Ee Beeshaas Waxaanay Gudidani Uqaabilsanaan Doontaa Beeshaas Dhanka Horumarka Iyo Wax Uqabadka Beeshaas

Daawo Muuqaalka Warkaas

Daawo Sawirada Hadhimo Sharafeeda

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.com

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS