Marwo Faadumo Siciid Oo Maanta Farxad La Ilmaysay + Arinta Ku Kaliftey Muuqaal
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeysa (Gaaroodinews):- Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xsbiga mucaaridka ah ee

Waddani oo ka hadlaysay munaasibad uu xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey taageerayaal ka soo jeeda beesha ay ka dhalatey ayaa sheegtay in farxad darteed ay ilmo ka timid

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Gaaroodinews/Hargeysa Office

 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS