Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda +Muuqaal
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Borama (Gaaroodinews):- Wafti balaadhan oo ka kooban madax dhaqameedka beesha Garxaajis ayaa waxaa

ay maanta gaadheen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal

Madax dhaqameedkan ka socdey beesha Garxaajis ayaa waxaa duleedka magaalada Borama kaga hor tagay isla markaana ku soo dhaweeyey madax dhaqameedka beelaha dega gobalada Awdal iyo Salal

 

Qado sharaf ayaa waxaa madax dhaqameedkan loogu sameeyey Hotel Rays ee magaalada Borama isla markaana ma cada ujeedka rasmiga ah ee ay madax dhaqameedkani u tageen magaalada Borama .

Waftigan Madax dhaqameedka ah ayaa waxaa ka mid ah Suldaanka guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani iyo boqor Raabi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS