Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Gudoomiyaha Maxkamada Sare + Muuqaal
September 13, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Hargeysa (Gaaroodinews):- Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Xoghayaha cadaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee

Waddani ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland .

Xoghaye Barkhad ayaa waxaa uu si gaar ah uga Hadley garsoorayaal ka tirsan maxkamada Hargeysa oo si badheedh ah ugu olaleeyey xisbiga Kulmiye

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS