Cidii Ka Danbeysay Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacdey Magaalada Dila Oo Bulshada Loo Cadeeyey + [ Muuqaal
September 22, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Dila (Gaaroodinews):- Qaar ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee

Waddani ee ka soo jeeda degmada Dilla ee gobalka Awdal ayaa waxaa ay soo bandhigeen cidii ka danbeysay shilkii dhamasho ee shalay ka dhacay magaaladaasi

Masuulyiintani waxaa ay si xaqiiq ah uga sheekeen qaabka ay dhimashadani u dhacdey iyaga oo arintaas masuulyadeeda dusha u saaray xisbiga Kulmiye iyo xoghayaha degmada Dilla .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS