‘Qaarbaa Siyaasada Ka Furtay Buul Hunguri Oo Doonaya Dadkan Inay Dilaalaan ” Hogaamiye Xirsi + Muuqaal
September 22, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Burco (Gaaroodinews):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan

ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan dad siyaasda ka furey buul hunguri isla markaana doonaya in ay dadkan ay dilaalaan

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in waxqabadkii xukuumadu dadka u qaban laheyd dad lagu laaluusho

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS