WAR DEG-DEG AH:-MADAXWEYNE KU-XIGEENKA XISBIGA UCID OO HADA LA SHAACIYEY IYO SHAKHSIGA UU YAHAY + (SAWIRRO).
September 22, 2017 - Written by Samaxareed samaxareed

HARGEYSA:(GAAROODI-NET) gudomiyaha ahna murashaxa madaxweyne ee xisbiga ucid ayaa hada shaaca ka qaaday siyaasiga madaxweyne kuxigeenka xisbiga ucid sanadkan ka bar-bar ciyaari doona. waxaana xilkaasi loo  qbaan doona oo beri lagu dooran  prof  Ahmed Abdi Muuse Abyan  waa murshaxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga ucid waana nin siyaasada ku cusub inta aan  ay dadku ka arkeen waana nin qurbo jooga ah oo qunyar socod ah laakiin saamayntiisa siyaasadeed ay tahay mid baaxad weyn leh.

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa hore u sheegay in murashaxa madaxweyne kuxigeen uu kasoo xulan doono gobolka sool taasna waxay noqotay inuu siyaasigaasi noqdo ahmed abdi muuse.

hadaba beri ayaa waxa laga filayaa in goobta xafladu ka dhacayso in laga shaaaciyo loona qaado cod gacan taag ah oo loogu dooran doono inuu sanadkan noqdo madaxweyne kuxigeenka xisbiga ucid.

wixii warara ee kasoo kordhana kala soco wararkayaga dambe

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS