” Dooran Meyno Askarigii Ducada Diiday..” Abwaan Qiiq Oo Gabay Ku Karbaashey Muuse Biixi
September 23, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Abwaan Qiiq oo ka mid ah abwaanada ugu caansan gobalka Awdal ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu gabay ku karbaashey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye isla markaana waxa uu isbarbar dhig ku sameeyey saddex Musharax

Abwaan Qiiq ayaa waxaa uu gabeygiisan ku sheegay in saddex Musharax uu ugu mudan yahay Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Ciro

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS