Lix Xildhibaan Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani
September 23, 2017 - Written by horseed horseed

Borama(GRN) Waxaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani  lix xildhibaan oo ka tirsan 13 xildhibaaan ee golaha deeganka degmada Baki oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye

Xildhibaanadan ayaa sheegay in sababta ay xisbiga Waddani ugu soo biireen ay tahay iyaga oo arkay in bad baadada qaranka Somaliland ku jirto xisbiga Waddani

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS