Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Ayaa Maanta Shaaciyay Musharaxa Madaxweyne-Ku Xigeenka Ee Xisbiga +Sawiro
September 23, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN)  Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa Maanta si Rasmi ah u Shaaciyey Murashaxa Jagada Madaxweyne ku xigeen ee Xisbigaasi ,isla markaasina lagu magaabo Ahmed Abdi Muuse Abyan,

Waxaana masuulkan soo xushay murrashaxa xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.Munaasibadan lagu shaacinayey Murashaxa Jagada Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Ucid oo Ahayd mid Si Balaadhan loo soo Agaasimay ayaa waxaa maanta lagu Qabtey hotel Adam’s ee magaalada Hargeysa .

Shaacinta Murashaxa Jagada Madaxweyne ku xigeen Xisbiga Ucid ayaa kusoo beegmaya wakhti ay muddo kooban ka hadhsan tahay qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland oo la filayo inay dhacdo 13 November 2017-ka

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo Sawirda:- 

  

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS