Wasiirka Duulista Somaliland Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Qaadku Ku Yeeshay Madaarka Cigaal Iyo Maamulka Hawada Sare Ee Somaliland Iyo Somaliya Oo Muran Ka Taagan Yahay Wareejintiisa
September 24, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay saamaynta uu qaadku ku yeeshay madaarka magaalada Hargeysa,maamulka hawada Sare ee Somaliland iyo Somaliya oo muran ka taagan yahay,waxaana uu sidoo kale ka jawaabay su’aalo la waydiiyay.

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo;- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS