Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey Magaca Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Soo Bixiyey Amar Lagu Xidhay Masuul Xisbigaasi Ka Tirsanaa + Muuqaal
September 24, 2017 - Written by Tifaaftiraha

Borama (Gaaroodinews):- Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta warbaahinta

kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu shaaciyey magaca wasiir ka tirsan xukuumada Siilanyo oo soo bixiyey amarka lagu xidhay masuul xisbigaasi ka tirsan

Xoghayaha warfaafinta Waddani waxaa uu sheegay in amarka lagu xidhay masuulkan uu soo bixiyey wasiirka wasaarada waxbarsahda Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane isla markaana sababta loo xidhay ay tahay Maxaad xisbiga Waddani ugu biirtey

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS