Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Uu Kalsoonidii Kala Noqdey Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Iyo Danbiga Lagu Eedeeyey + Muuqaal
September 24, 2017 - Written by Admin

Hargeysa (Gaaroodinews):- Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu sheegay in xisbigoodu uu kalsoonidii kala noqdey wasaarada ciyaaraha Somaliland .

Xoghayaha ayaa sheegay in wasaarda ciyaaruhu ay ku fashilantey wax ka qabashada baahiyaha ciyaaraha dhalinyarada Somaliland gaar ahaan dhalinyarada gobalka Awdal

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LA WADAAG ASXAABTAADA

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS