Angela Markel Oo Mar Afaraad Loo Doortey In Ay Hogaamiso Dalka Jarmalka
September 25, 2017 - Written by horseed horseed

Germany(GRN) Haweenayda Raysal wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa u muuqata in mar afraad, shacabka dalkeedu u ogolaadeen inay sii hogaamiso dalka, taas oo ka muuqata natiijada hor dhaca ah ee doorashada dalkaas ka dhacday oo xisbigeedu kaalinta koowaad ku hogaaminayo.

In kasta oo xisbigeedu hoos u dhac wayni ku yimi oo kuraas badan barlamaanka ay lumiyeen haddana waxa muuqata inay ka adkaadeen xisbiga xag jirka ah ee tartanka kula jiray oo aan ku farxin, natiijada doorasahda, xisbiga Cristian Democratic ayaa boqolkiiba 33% ka helay codadka la tiriyay ilaa wali.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS