Deg Deg:- Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa Iyo Berbera iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 17, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Wararka nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in shil baabuur uu ka dhacay jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera gaar ahaana duleedka magaalada Dacar-budhuq ee gobolka Maroodi-jeex.

Waxaana shilkan baabuur uu ahaa isku dhaca laba gaadhi oo mid ahaa gaadiidka Basaska ee rakaabka qaada ee ay leedahay shirkada isku socodka gaadiidka gobolada dalka ee Salaama oo markaasi siday rakaab uu ka keenay magaalada Burco.

Shilkan baabuur ayaa waxaan ka dhalin khasaare dhimasho ah,balse waxa ka dhashay khasaare dhaawac,kuwaas oo ahaa dadkii saarnaa baska.

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS