WARAYSI:-Aniga iyo Degaanka Aan Kasoo Jeeda Cabdiraxmaan Cirro Dhac Ayaanu U Tirsanaynaa Mood Iyo Noolba Leh Sabab uu Cod Nagusoo Waydiistaana Waa Indho Adayg Xoghayah Xisbiga Kulmeye ee Qaarada Australia Ibraahim Guleed  Caydiid
October 17, 2017 - Written by Carab

Waa Barnaamij Waraysi Gaar ah oo ay Shabakada Gaaroodi News La Yeelatay Siyaasi Ibraahim Guleed Caydiid oo ah xoghaya Guud Ee Xisbiga kulmiye ee Qaarada Australia

Ibraahim Guuleed Caydiid waxanu Ka waraysanay xaalada guud ee waddanku haatan uu ku suganayahay iyo , waxaanu Odoros iyo ifafaali  ka bixyay  cida ku guulaysanaysa doorashada madaxtooyada somaliland ee 2017, ee ka qabsoomi doonta dhawaan guud ahaan dalka ,

”Aniga iyo Degaanka Aan Kasoo jeeda Cabdiraxmaan Cirro Dhac Ayaanu U Tirsanaynaa Mood Iyo Noolba Leh Sabab uu Caanta Cod Nagusoo Waydiistaana Waa Indho Adayg Iyo Doqoniim , Waana Ninkii Faysal Gondaha Gooyey,Seedna Sadqeeyay Xoghayah Xisbiga Kulmeye ee Qaarada Australia Ibraahim Guleed  Caydiid”

 

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARAYSIGA OO DHAMAYSTIRAN 

 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS