Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka
November 18, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Hogaanka madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay si adag uga hadleen doorashadii dalka ka dhacday maalinkii Isniintii ee 13-kii Noofember,waxaanay si adag u dhaliileen guddiga komishanka Qaranka Somaliland.

 

 

 

 

 

hakan hoose ka daawo;-

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS