DegDeg:- Saxafadii Oo Hada Looga Yeedhay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Iyo Golihii Wasiirada Oo La Filaayo In Lagu Dhawaaqo .
December 14, 2017 - Written by horseed horseed

Hargeisa(GRN) Waxa hada xarunta madaxtooyada Somaliland looga yeedhay saxafiyiinta telefishanada dalka ka hawl gala kuwaas oo dhamantooda hada ku jira xaruta madaxtooyada

Qaar ka mid ah saxafiyiintaas oo khadka telefoonka kula xidhiidhay waxaa ay u sheegen in aaney ilaa hada garaneen sababta rasmiga ah ee loogu yeedhay balse ay filayaan in lagu dhawaaqaayo golihii wasiirada ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi

Golahan wasiirada ayaa la filaayey in maanta si rasmi ah loogu dhawaaqo
Goordhaw Filo Wixii Waraar ah Ee ka Soo baxa kala soco Gaaroodinews

 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS