Maxkamada Racfaanka EeMagalada Hargeya Ayaa Waxaa ay Boqor Buurmadow Ku xukuntey 3 Sanno oo Xadhiga.
May 20, 2018 - Written by Admin

Hargeysa(GRDI)Maxkamada Racfaanka Gobolka Marood-jeex Oo Markale Xukun Ku Riday
Boqor Cismaan-Aw Buur Madow Maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi-jeex
oo
maalmihii ugu danbeeyey uu ka socdey dhegeysiga dacwada Boqor
Buurmadow oo racfaan u soo qaatey ayaa waxaa ay maanta xukun cusub ku
riday Boqor Buurmadow .

LA WADAAG ASXAABTAADA

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS