Daawo:- Maandooriye Kala Duwan Oo Lagu Qabtay Duleedka Magalaada Gabilay
November 21, 2018 - Written by Warqabad

Gabilay(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha maxkamada gabilay iyo ciidankea nabad galyada ayaa maanta soo qabtay maandooriye ka kooban xashiishad khamar iyo isbiirto waxaana lagu gubay duleedka gabilay

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodinews.com-- Contact Us:--gaaroodinewsnet@gmail.com
COMMENTS
LATEST NEWS