Home » Archives by category » DHACDOOYINKA
Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado

Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado

Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado

Walaal Ilaahay Dartii U Caawi Walaalkeen Xuseen Axmed Warsame Oo 8 Sano Xanun La Il Darnaa

Hargeisa(Gaaroodi-News) Walaal Ilaahay Dartii U Caawi Walaalkeen Xuseen Axmed Warsame Oo 8 Sano Xanun La Il Darnaa                 Halkan hoose ka Daawo:- 

Continue reading …
Daawo:- Ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Xiisaba Badnaa ee Nasashada Jimcaha Todobaadkan Waxaanu Ku Soo Qaadan Doonaa Fanaanada Asma Love

Hargeisa(Gaaroodi-News) Ku Soo Dhawaada barnaamijkeenii Xiisaha badnaa ee nasashada jimcaha todobaadkan waxaanu soo qaadan doonaa Fanaanada Caanka Ah ee ka tirsan xidigaha geeska waana Asma Axmed Ismaacil (Asma Love)              Halkan hoose ka Daaw:-

Continue reading …
Meeday Wadadii Cadayd (Hargaysa ilaa Ina Guuxaa)Xagee Yaa Se Ku Danbaysay Ehel Se Yaa u Noqday Marxuunkii AHN Dabadii

Dadwaynaha ka soo jeeda Badhtamaha Bariga iyo Koonfurta Caasimada Hargaysa ayaa ahaa bulshadii ugu horaysay ee ku dhiirata inay dhistaan wadada isku xidha Hargaysa iyo Ina Guuxaa. Dadwaynahaa xaga sare ku xusani waxay lahaayeen Gudi la magac baxday gudida horumarinta beesha iyagoo ay lahaayeen gudi hoosaadyo ay ka mid ahayd gudida wadada cad dhismaheeda gudidaa […]

Continue reading …
” Airport-ka Hotel Ku Yaala Waanu Isku Haysanaa Ninkii Lahaa Waa Ii Abti Ah……..” Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta ka Hadley isla markaana uu sharaxay  sababta uu u joojiyey dhismaha Hotel laga dhisaayey madaarka Hargeysa               Halkan hoose ka Daawo:- 

Continue reading …
”Haddii La Waayo Dal La Wada Leeyahay,Waxa Iman Doonta….”. Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Luuqad Adag Ku Hadlay

Hargeisa(Gaaroodi-News) Caaqil Rashiid jaambiir oo ka mid ah madax dhaqameedka reer somaliland oo ka warbixiyay xaalada guud ee dalka iyo is af garan waaga ka dhex taagan Xisbiyada iyo xukuumada muuse biixi               Halkan hoose ka Daawo:-

Continue reading …
DegDeg:-  Musharax Siciid Cabdilaahi Danay Oo Ku  Guulaystay Jagada Madaxweynimo Ee Puntland

Garoowe(Gaaroodi-News) Gudida Xildhibaanada Puntland Oo Ku Dhawaaqay Murashaxa Ku Guulaystay Jagada Madaxweynimo Ee Puntland Waxaana Ku Guulaystay Jagada madaxweynimo Ee putland Mudane  Siciid Cabdilaahi Danay  Goor Dhaw Filo Taarikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub Ee Puntland     

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay qaar ka mida Salaadiinta, Cuqaasha, Haldoorka Iyo Waxgaradka Somaliland + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiinta, Cuqaasha, waxgaradka, haldoorka iyo siyaasiyiinta qaar ka mida Somaliland. Madasha hadhimada ah oo maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, isla markaana ay ujeeddadeedu daaranayd sidii madaxweynaha iyo qoorweynta beeshani isku xog-waraysanayeen […]

Continue reading …
War Culus: nin magafe ah oo dalka Italy si xun loogu garaacayo suuqa dhexdiisa..tolow wa ayo cidda qabatay? daawo sawirada

Soomaali isa soo aruursatay ayaa waxa ay soo ogaadeen in uu dalka Talyaaniga soo gaadhay Mukhalas caan ka ahaa gudaha dalka Liibiya kaas oo dhibaatooyin kala duwan u soo geeystay waliba in mudo ah ku silcin jiray Saxaraha iyo dalka Liibiya . Mukhalaskaan oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil waxa uu ka tirsanaa kooxda loo yaqaan […]

Continue reading …
MUCJISO:HALKAN KA DAAWO QOYSKII DILAY MASACGALEYDA OO WELI DAGAALKII JINKU KU SOCDO

Qiso aad u xanuun badan ayaa ku habsatay qoys reer baadiye ah oo degen meel u dhaw degmada Qardho. Hadaba waxaa dhacday qoyskan ay beryahaaba weerar ku socday,iyadoo dhagax lala dhacayo iyo siyaabo kala duwan oo weerar ugu socdo.

Continue reading …
Page 1 of 41234