Home » Archives by category » Maqaalada
Waxan Tacsi U Dirayaa Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe ……….. Gen Cumar Cilmi Kirix

Waxan Tacsi U Dirayaa Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe ……….. Gen Cumar Cilmi Kirix

Tacsi goor dhaweyd naga soo gaadhay gen. Cumar CILMI Kirix ayaa u dhigneed sidatan: Anigoo ah GENERAL CUMAR CILMI َKIRIX Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun waxaan tacsi tiiranyo leh u dirayaa dhaman ehelikii iyo qaraabadii uu ka baxay alle haw naxariistee XAAJI ABDIKAREM HUSEEN YUUSUF in uu rabi ku casuuma janatul fardowsa Aclaa kana waraabi rawda […]

Tacsi tiiraanyo leh Jaaliyada Somaliland ee Greater MANCHESTER UK  Geeridu Xaq weeye Xaaji Cabdi mahoyday

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Mudane Xaaji Axmed Cali-Dheere Isaga oo Ku hadlaaya magaciisa iyo magaca dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland ee Magaalada MANCHESTER iyo GREATER MANCHESTER ee dalka UK wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, ubadkii, qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Qaranka Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee Ku Timi Odaygii Qaranka Samotaliskii nabad-doonkii Somaliland illaahay how naxariistee […]

Continue reading …
Bismillaahi Araxmaani Raxiin. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

annaga oo ah odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska waxaa noo soo hoyatay qalbijab geerida murugada leh ee ku timi  Xaji Cabdulkarim  Xusen xaajiga lama soo koobi taariikhdiisa iyo waxtarkiisa  wuxuu la qiimo ahaa 120 nin  waxanu leenayahy innaallilaah wa innaa ilahi raajicuun waxaanu Allah uga baryeyna  inuu ku abalaal mariyo wixii aan […]

Continue reading …
DAMALKA NABAD EE LAGU DEGO, LAGU NASTO LA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAY OO ALLE INNAGA OFFSADAY ASAGGA AWOOD LEH E!

DAMALKA NABAD EELAGU DEGO, LAGU NASTOLA HADH-SADUU AHAA , XAAJJI CABDIKARIIM XUSEEN YUSUF ( CABDI-WARAABE) SHALAY BUU INAGGA GALBADAYOO ALLE INNAGAOFFSADAYASAGGA AWOOD LEH E! INAA LILAAHI WAA INA ILAHEYHI RAAJICUUN . ALLE HA U NAXARIISTO XAAJI ABDIKARIMWARAABE JANATU-FARDOWSANA HA GEEYO HA KU NAGEEYO. Nin Oday Xeer-beegtiNabdeedDhaqan Diint Dun iyo Milgo ,immaniyo Hal-adeyg Gar-yaqaan Balan-oofin ixtraam […]

Continue reading …
12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)

12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN) 1: Ha murmin,ogow in jidka ugu fiican ee aad ku kasbi karto muraanka yahay inaad ka dheeraato. 2:Umuuji xurmo ra’yiga qofka kale haku dhihin qofna waad gafsantahay 3:Haddaad gafsantahay garowso gefkaaga 4: Ku isticmaal hadal macaan iyo dabeecad wanaagsan iska jir […]

Continue reading …
Maxaad Nooga Tagaysaan Oo Tilmaamsana? Q: Abdishakur Gande

FG: (Waa tagaysaane) Dhaxalka & waxqabadka dhalinyarada aad uga tagaysaan ha noqdaan “Siyaasad habdhaqan wanaagsan leh & tartan adag oo salka kuhaya aragtiyo siyaasadeed oo siday ugu kala fiican yihiin horumrka dalka la idiinku kala doorto (maamuuso). . Maxaanu idinkaga dayanaa ama idinka dhaxalnaa? (Awrba awrka horuu socodkiisa leeyahay). . Dunida waxyaabaha ugu muhiimsane nolashu […]

Continue reading …
Caddaalad darada iyo Tacadiga dalka kajiraa ictiraafkii Carqaladeeyey!.

Ilamaa intii dib loo unkumay Jamhuuriyadan Curdinka ah ee Somaliland waxay xukuumadba xukuumada kadanbaysaa sii dhamays tiraysay haykalka dowladnimo iyo hanaanka dumuqraadi iyaga oo ku hawl gellaayey sinaan, caddaalad,ismaqal ,wada-tashi iyo wax wada lahaan si ay u taabo qaado Jamhuuriyadan barakaysani oo ay u buuxiso shuruudaha caalamka uyaala ee lagu sifeeyo dal madax banaan iyo […]

Continue reading …
Cilmi Baadhis Caddaysay Qofka Subaxii Quraacda dib Dhigaa in uu Halis Caafimaad ugu Jiro Xanuunada Wadna Xanuunka. Turjumaddii: Sadam Osman Kaabash. Inbox

Cilmi-baadhayaal Maraykan ah ayaa ogaaday in ay wadna xanuun sababto quraacda oo subaxii laga kallaho. “Marka lays barbardhigo dadka goor hore quraacda iyo kuwa dib dhiga; dadka quraacda dib dhiga  ayaa 87% uga jaanis badan in ay qaadaan xanuunada wadnaha  mustaqbalka, gaar ahaan xanuunka qalalka(stroke)”,  Cilmi baadhista ayaa sidan caddaysay. Shakhsiyaadka quraacda dibdhiga (skipped breakfast) […]

Continue reading …
Ciil-qabayaal Aan Xorriyad Haysan. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash

Berisamaadkii degaanku waxa uu ku suntanaa barwaaqo gees-ka-gees hoddantinnimadu wada maanshaysay. Laba gebi oo kasta dhexdood biyuhu galac leeyihiin. Deegaan geddiisu wacantahay oo gabbal dhacay iyo waagiisa  xareedu wadhantahay. Gaaxda adhiguna gargaar Eebbe ay tahay, god abees iyo iyo weere dhex dubaaxiyana aan looga baqayn. Udugga ka soo kamkamaya geedaha cagaarani uu gasiin xoolaad ku […]

Continue reading …
TACSI***XAAJI CABDIKARIM  XUSEEN* GENERAL CUMAR NUUR KIRIX

Tacsi goor dhaweyd naga soo gaadhay gen. Cumar CILMI Kirix ayaa u dhigneed sidatan: Anigoo ah GENERAL CUMAR NUUR  َKIRIX Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun waxaan tacsi tiiranyo leh u dirayaa dhaman ehelikii iyo qaraabadii uu ka baxay alle haw naxariistee XAAJI ABDIKAREM HUSEEN YUUSUF in uu rabi ku casuuma janatul fardowsa Aclaa kana waraabi rawda […]

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »