Warar
Talo Xumadii iyo Damacii Farmaajo oo laba midkood ku soo biyo shubaneysa” Siyaasi Cali Maxamed Warancadde

Talo Xumadii iyo Damacii Farmaajo oo laba midkood ku soo biyo shubaneysa” Siyaasi Cali Maxamed Warancadde

Talo Xumadii iyo Damacii Farmaajo oo laba midkood ku soo biyo shubaneysa” Siyaasi Cali Maxamed Warancadde Hargeysa( Gaaroodinews)- Siyaasi Cali Maxamed Warancadde oo kamida ruugcadaaga siyaasada ee Geeska Afrika isla markaasina 50-kii sano ee ugu…

Murashax Nimcaan Cabdi Aabi Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Murashax Nimcaan Cabdi Aabi Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Hargeisa(Gaaroodinews) Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Shaacinaayo Musharaxnimada Musharax Nimcaan Cabdi Aabi Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Murashax Nimcaan Cabdi Aabi Ayaa Ah Musharax Utartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Munaasibada Lagu Shaacinaayay Musharaxa Ayaa Waxaa…

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Qabanqaabiyay Kulan Lagaga Hadlaayo Wacyigalinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Qabanqaabiyay Kulan Lagaga Hadlaayo Wacyigalinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada

Hargeisa(Gaaroodinews) Kulan Balaadhan Oo Uu Agaasimkiisa Lahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Isla Markaana Ayku Wehelinaayeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Gaadiidka Iyo Macdanta Masuuliyiin kale Oo Katirsan Xukuumada Xildhibaano Gudoomiyaha Degmada…

Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Wacyigalinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Kabilaabay Waqooyiga Gobolka Gabiley 

Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Wacyigalinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Kabilaabay Waqooyiga Gobolka Gabiley 

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Baarlamaanka Somaliland Oo Wacyigalinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Kabilaabay Waqooyiga Gobolka Gabiley   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Kahadlay Roobab Kusoo Waajahan Dalka + Muuqaal

Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Kahadlay Roobab Kusoo Waajahan Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Ahmed Muumun Seed Ayaa Sheegay In Aanay Waxdhibaato Ah Wadan Roobab Looga Cabsi Qabay Inay Duufaano Wataan Oo Kusoo Waajahan Deegaanada Somaliland   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

Shirkada Laydhka Ee Sompower Iyo Ciidanka Dabdamiska Oo Bulshada Uga Digay Khatarta Laydhka

Shirkada Laydhka Ee Sompower Iyo Ciidanka Dabdamiska Oo Bulshada Uga Digay Khatarta Laydhka

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Laydhka Ee Sompower Iyo Ciidanka Dabdamiska Oo Bulshada Uga Digay Khatarta Laydhka   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Iyo Dil Loogaystay Gabadh Yar Oo Caynaba Kadhacay 

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Iyo Dil Loogaystay Gabadh Yar Oo Caynaba Kadhacay 

Hargeisa(Gaaroodinews) Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Iyo Dil Loogaystay Gabadh Yar Oo Caynaba Kadhacay   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Abdi Laahi Oo Si Adag Uga Hadlay Go’aanka Wasiir Koore Uu Kusoo Rogay Warbaahinta Madaxa-bannaan Ee Somaliland

Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Abdi Laahi Oo Si Adag Uga Hadlay Go’aanka Wasiir Koore Uu Kusoo Rogay Warbaahinta Madaxa-bannaan Ee Somaliland

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Abdi Laahi Oo Si Adag Uga Hadlay Go’aanka Wasiir Koore Uu Kusoo Rogay Warbaahinta Madaxa-bannaan Ee Somaliland   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

Musharax Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Safar Shaqo Oo Uu ku Maray Deegaanada Hawdka Iyo Degmada Salaxley Kuwacyi Galiyay Bulshada Deegaanadaasi Inay Qaataan Kaadhka Codbixinta + Sawiro

Musharax Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Safar Shaqo Oo Uu ku Maray Deegaanada Hawdka Iyo Degmada Salaxley Kuwacyi Galiyay Bulshada Deegaanadaasi Inay Qaataan Kaadhka Codbixinta + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Cabdinaasir Yuusuf Ismaan (Qodax) Oo Kamid Ah Masharaxiinta Doorashada Golaha Baarlamaanka Somaliland Uga Sharaxan Xisbiga Ucid Gobolka Maroodijeex Ayaa Safar Shaqo Oo Uukumaray Deegaanada Hawdka Ee Kuteedsan Xadka Iyo Degmada Salaxley Waxaa Uu…

Maxaynu ka fahmaynaa dadka uu Biden Umagacaabay Siyaasadda Dibadda?

Maxaynu ka fahmaynaa dadka uu Biden Umagacaabay Siyaasadda Dibadda?

Danjire Greenfield-Thomas oo la sawiran madaxweynihii hore ee Tanzania (2014) Saddexda qof ee uu Madaxweynaha la dortay ee Mareykanka Joe Biden usoo xushay inay hogaamiyaan kooxdiisa siyaasadda arrimaha dibadda ayaa waxa ay Aqalka Cad ku…

Itoobiya Oo Ugu Baaqday Shacabka Inay Isaga Baxaan Caasimadda Tigray

Itoobiya Oo Ugu Baaqday Shacabka Inay Isaga Baxaan Caasimadda Tigray

Itoobiya oo ugu baaqday shacabka inay isaga baxaan caasimadda Tigray Kumanaan qof ayaa ka qaxay dagaalka Tigray Afahayeen u hadlay dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda Mekelle inay isaga baxaan magaalada si…

Haweeneyda la kulantay Xasan Sheekh ee hadda xilka sare loo magacaabayo

Haweeneyda la kulantay Xasan Sheekh ee hadda xilka sare loo magacaabayo

Linda Thomas-Greenfield iyo madaxwaynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha la doortay ee Mareykanka, Jeo Biden, wuxuu billaabay in uu soo dhiso xukuummaddiisa, si ay shaqada u bilowday isla marka uu xilka la wareego,…

Waa kuma ninka hogaamin doona siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka

Waa kuma ninka hogaamin doona siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka

Antony Blinken ayaa loo magacaabo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa waxa uu Xoghayaha Arrimaha Dibadda u magacaabay Antony Blinken, xilkaas oo ah kan ugu muhiimsan siyaasadda arrimaha…

Shirkadda Telesom aya lacag dhan $6,500 ku wareejisey kooxda Daadmadheedh ee ku guuleysatay Koobka Kubadda cagta ee gobolada Somaliland 2020

Shirkadda Telesom aya lacag dhan $6,500 ku wareejisey kooxda Daadmadheedh ee ku guuleysatay Koobka Kubadda cagta ee gobolada Somaliland 2020

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkadda Telesom aya lacag dhan $6,500 ku wareejisey kooxda Daadmadheedh ee ku guuleysatay Koobka Kubadda cagta ee gobolada Somaliland 2020     Hargeisa/Office Gaaroodi.net…

Qaarkamida Ciidanka Police ka Somaliland Oo Tababar Loosoo Xidhay + Muuqaal

Qaarkamida Ciidanka Police ka Somaliland Oo Tababar Loosoo Xidhay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Tababar Usocday Laba Maalmood qaarkamid ah Ciidanka Policeka Somaliland Ee Kahawl Gala Saldhigyada Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Lasoo Gabagabeeyay Tababarkan Oo Ciidamada Policeku Ayku Baranaayeen Xuquuqal Aadanaha Iyo…

Waftigii Uu Hogaaminaayay Madaxweynaha DDS Itoobiya Md Mustafe Maxamed Cagjar Oo Lagusoo Dhaweeyay Degmada Darroor

Waftigii Uu Hogaaminaayay Madaxweynaha DDS Itoobiya Md Mustafe Maxamed Cagjar Oo Lagusoo Dhaweeyay Degmada Darroor

Darroor(Gaaroodinews) Waftigii Uu Hogaaminaayay Madaxweynaha DDS Itoobiya Md Mustafe Maxamed Cagjar Oo Lagusoo Dhaweeyay Degmada Darroor   Daawo Muuqaalka Warkaas :-…

XULASHADA

  • Musharax Siciid Cudhay Oo Agab Isboorti Ugu Deeqay  Xulka Gobolka Maroodijeex + Sawiro
  • ❤ Halkan Toos Uga Daawo Meherka Mohamed & Bilan ❤Live 9:00pm Caawa
  • Dooro U Daneeyaha Dadweynaha……. Qalinkii Mustafe Cumar
  • Gudi Hoosaadka Kootada Haweenka Iyo Dadka Laga Tirada Badanyahay Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxay Kulan Wacyigalin Ah Laqaateen Culimada Iyo Madaxdhaqameedka Dalka
  • Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Arimaha Kootada Haweenka Iyo Dadka Laga Tirada Badanyahay Ayaa Waxay Kulan Hawleed Wacyigalin Ah Uqabteen Qaarkamida Haweenka Somaliland
  • Sannad-guurada 37aad Ee Hawlgalkii Badjeex: Furashadii Miiska Saraakiisha Hargeysa. Qormada 1aad:-Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
  • Daawo:-  Qodobada Warka Duhurnimo Ee Tvga Qaranka Somaliland + Muuqaal
  • Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan
  • Arinta Ceel Afweyn Xal Looma Waayine Xukuumadda Ayaa Gabtay Kaalinteedii..  Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Murashax Siciid-cudhay.
  • Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado