GAAROODI NEWS NETWORK

Dawlad ganaaxda qofkii dhaqanka ka taga!!

Dawlad Ganaaxda Qofka Dhaqankiisa Ka Taga!

Barlamaanka dalka Swaziland oo ku yaalla Koonfurta Africa ayaa bishii June ee sanadkii 1996 soo saaray sharci mamnuucaya in dumarka xidhan surwaalku oo aan ahayn dhaqanka dalku leeyahay aanay usoo dhowaan Karin qasriga boqortooyada dalkaasi oo lagu magacaabo Swazi royal palace.

Barlamanka ayaa sharcigaasi ku cadeeyay in gabadha soo ag marta qasrigaasi iyadoo xidhan surwaal la ganaaxi doono neef Sac…. Dalkan ayay xukuntaa boqortooyo muddo African oo muddo dheer jirtay, Waxaana gumaysan jira

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply