GAAROODI NEWS NETWORK

Jasiiradaha dunida ugu cajiibsan

Jasiiradaha Dunida Ee Cajiibka ah

Jasiiradda Lake Titicaca, Waa jasiirad gacanta lagu sameeyay oo ku taalla koonfurta Maraykanka. Jasiiradan waxa asaasay qabiilada Yoros sababta ay u sameyeen ayaa ah iyagoo doonayay inay ka fogaadaan qabiilooyinka kale isla markaan ay helaan dhul ay iskood u degaan oo ay ugu noolaadan

Dalka Japan gobolka Nagasaki waxa iyana ku taalla Jasiirad lagu magacaabo  Hashima Island taasi oo ka mid ah 505 jasiiradood  oo aanay dad degenay, laakiin guryo gaboobay ku wada yaallaan. Dhisme ahaan waxay u eegathay sida doonida waxaana iyada lagu magacaabaa Doonida dagaalka

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply