GAAROODI NEWS NETWORK

Yaya Toure iyo Bastian Schweinsteiger oo meel laga wada doonayo

Paris Saint-Germain ayaa lagu wadaa in ay bisha Janaayo saxiixooda u dhaqaaqdo, sidaas waxaalaga soo xiganayaa Daily Star.

Labada laacibka ee khadka dhexe waxaa dibad joog ka kala dhigay Manchester City iyo Manchester United waxa ayna xor u yihiin in ay marka suuqa furmo iska tagaan.

Kooxda haysata horyaalka Ligue 1 ayaa rabta in ay midkiiba siiso ku dhawaad £1.5 million si ay safkeeda ugu xoojiso.

Labada ciyaaryahanba waxa ay dheeli karaan Champions League taas oo sababu ah xiisaha Unai Emery.

bastian-schweinsteiger-manchester-united_13752qne57azx1p8xbu422gg8e

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply