GAAROODI NEWS NETWORK

dsc_0548-640x400

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND AYAA GUDOONSIIYAAY SHAHAADADA PHD XAAJI CABDI WARAABE

Madaxweynuhu waxa uu shahaadada PHD, gudoonsiiyey  Odayga Qaranka Somaliland ugu da’a weyn Xildhibaan, Oday Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaraabe) oo Jaamacada Hargeysa University,ku maamuustay kuna qiimeeyeen, doorka muuqda ee uu ku leeyahay xaajigu arrimaha nabadaynta iyo waayo aragnimada uu marwalba ku xaliyo xaaladaha la soo dersa dalka, isla markaanu uu madaxweynuhu gudoonsiiyey xaajiga.

isagoo ku amaanayna sida uu uga qayb qaatay nabadeynta iyo doorkii fir fircoonaa ee uu kulahaa dhiba utaagista somaliland.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply