GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo Muuqaal:-Wasiirul Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadlay Mashaariic Ay Dawladu Ka Hirglinayso Dalka

GRDI Wasiir Dowlaha Caafimaadka JSL   Amb Maxamuud Aadan Jaamac Galaal ayaa si qoto-dheer ugaga  hadlay munaasabadii dhagax dhiga dhismaha cusub ee Cisbataalka Ceerigaabo waxqabadka xukuumadda Somaliland ee gadhwadeenka u yahay Madaxweyne Mud. Axmad Maxamad Maxamud Siilaanyo.  Wasiirku wuxuu dhagax dhigay dhismaha Cisbataalka Ceerigaabo, waxuu guddoonsiiyey maamulka cisbataalka labo gaadhi oo ah gadiidka gurmadka degdega ah (Ambulance).

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply