GAAROODI NEWS NETWORK

DAAWO XOGTA DAHSOON: Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi? ..

DAAWO XOGTA DAHSOON: Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi? ..

tb-8Badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd waxaa soo baxayey warbixino iyo sheekooyin ka hadlaaya ragga xidhan suudhka madow ee dhamaystiran kuwaas oo inta badan dalbada macluumaad ku sabsan shaqsiyaad iyo wayaabo qariib ah yadoo in badani aaminsn tahay inay u shaqeeyaan xukuumada dalka maraykanka

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply