GAAROODI NEWS NETWORK

WASIIR CUKUSE OO GALABTA UKICITIMAY DALKA INGIRIISKA ISAGOO QAYB KA AH WAFTIGII MADAXWEYNAHA +SAWIRO

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxa Galabta Gagida Diyaaradaha Ee Igal Airport Lagusii Sabootiyay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Md Cabdilaahi Mahamed Daahir Cukuse Oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Dalka Boqortooyada Ingiriiska 

Wasiir Cabdilaahi Mahamed  Daahir Cukuse Ayaa Safarkiisan Maanta Uu Yahay Gogol Xadh Usii Yahay Safarkii Madaxwaynaha Uu Hogaaminaayay Ee Shalay Dalka Ka Anba Baxay Kaasoo Hada Kusugan Dubai 

Sabootinta Wasiirka Waxaa Galabta Kaqayb Galay Mayarku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maareeyaha Madaarka Igal Mahamed Yuusuf Masuuliyiin Kale Iyo Ururka Dhalinyarada Barkhadle 

Daawo Sawirada Sabootinta Wasiir Cukuse 

a3a2a1

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply